Qeexid
"U q.: cashar qur'aan aan weli la gaarin cid u sii akhrin."
[-iyay, -isay]
qarabbix yay
qarabbix say
f.g2"U q.: cashar qur'aan aan weli la gaarin cid u sii akhrin."
Wadaag:
Barashada la sii barto cashar qur'aan oo aan weli la gaarin.
m.dh
Wadaag:
Cashar qur'aan oo aan weli la gaarin sii barasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qaloon diireed oo aan la biifin. ld qararab, qararabdheere.
m.l
Wadaag:
Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Usha balka galleyda ama meseggada.
m.l
Wadaag:
Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.
Hadal badan oo xun.
m.dh
Wadaag:
Qof socdaalgelaya waxa uu u baahanyahay siin.
Cidsafraysa sagootiyid.
Xoolo foofayaagaasimid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh.
Muraad; dan.
Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
m.l
Wadaag:
Wax isku jirey kala saarid.
Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: