Qeexid

"Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh."

Qeexid Kale

Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.

Qeexid Xigta

Muraad; dan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine