Qeexid
"Wax lagu noolaado sida miro iwm duur ka raadsasho."
Qeexid Xigta
Socosho.
[-saday, -satay]
qarafs aday
qarafs atay
f.mg3"Wax lagu noolaado sida miro iwm duur ka raadsasho."
Socosho.
Wadaag:
Baryo meelo kala duwan lagu tago iyadoo cunto la raadsanayo.
m.dh
Wadaag:
(-rfo, m.dh) Weel qori ka samaysan oo kaadida geela iyo goggobada lagu qamiiriyo marka xoolaha la dhayayo.
m.dh
Wadaag:
/dh.u Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.
m.l
Wadaag:
Wax kulul ama diirran si ay u qaboobaan dabayl u dhigid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax adag ilko ku burbursasho. ld qararabso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.
Hadal badan oo xun.
m.dh
Wadaag:
Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Usha balka galleyda ama meseggada.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh.
Muraad; dan.
Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.
m.l
Wadaag:
Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo.
ld kharash.
m.l
Wadaag:
Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid.
Xanuun la tarsaasiyid (qof).
f.mg1
Wadaag: