Qeexid
"Wax adag ilko ku burbursasho. ld qararabso."
[-saday, -satay]
qararams aday
qararams atay
f.g3"Wax adag ilko ku burbursasho. ld qararabso."
Wadaag:
eeg qararamso. ld qararabsad, qararabsasho, qararabsi, qararamsad, q
m.f.dh
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.
m.l
Wadaag:
Wax lagu noolaado sida miro iwm duur ka raadsasho.
Socosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qaran, hanti cidi leedahay la wareegid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Geed weyn oo aan qodxo lahayn oo leh sal weyn, laamo dhuudhuuban, miro la cuno iyo mayrax wanaagsan. ld qaranrro.
m.dh
Wadaag:
qaramada Midoobay m.dh (taar.) Urur la sameeyey dagaalkii II ee adduunka kaddib, oo ay xubin ka yihiin waddamada adduunka oo dhan, loona dhisay iskaashiga iyo wax wada-qabsiga Caalamiga.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qaloon diireed oo aan la biifin. ld qararab, qararabdheere.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh.
Muraad; dan.
Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
m.l
Wadaag:
Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.
Hadal badan oo xun.
m.dh
Wadaag:
Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Usha balka galleyda ama meseggada.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: