Qeexid

"Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo."

Qeexid Xigta

ld kharash.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarash oo kali ah:
  • Shirkaas nabadeed wax alaale wixii qarash ahaa eek u baxay waxaa bixiyay Isbahaysiga SNA, ee uu guddoomiyaha ka ahaa General Maxamed Faarax Caydiid.
  • Wuxuu soo jeediyay in hantida dowladda loo dhiibo mas'uuliyiin hoose sida Agaasime-Guud kasoo amar lagu siiyo inuu bixiyo kaliya qarashaad la xiriira amaanka iyo mushaarka shaqaalaha dowladda.