Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
qarashayeysan
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `qarashayeysan`
qarashayeysnaan
Qeexid
ld qarasheysnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qarasheysan
Qeexid
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qarashayeysnaansho
Qeexid
/dh ld qarasheysnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qarqaryeysan
Qeexid
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qarash
Qeexid
Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo.
ld kharash.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qarasheysnaan
Qeexid
eeg qarasheysan. ld qarashayeysnaan, qarasayeysnaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
marashiyeysan
Qeexid
Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qarashyeyn
Qeexid
ld qarasheyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
marasheysan
Qeexid
ld marashiyeysan.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qarashee
Qeexid
Bakoorad, jeedal iwm qarash ku samayn. ld qarashyee.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dayeysan
Qeexid
Wax dayoobay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qaleysan
Qeexid
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qarafeysasho
Qeexid
eeg qarafeyso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qarasheyn
Qeexid
eeg qarashee. ld qarashyeyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qoryeysan
Qeexid
Dab qoryo badan lagu shiday ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qushaysan
Qeexid
Wax wasakh u yeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qardaysan
Qeexid
Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qaras
Qeexid
Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.
Hadal badan oo xun.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qaameysan
Qeexid
Qof qaan galay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: