Qeexid
"eeg qarashee. ld qarashyeyn."
"eeg qarashee. ld qarashyeyn."
Wadaag:
Bakoorad, jeedal iwm qarash ku samayn. ld qarashyee.
f.g2
-sheeyay, -sheysay
Wadaag:
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo.
ld kharash.
m.l
Wadaag:
eeg qarasheysan. ld qarashayeysnaan, qarasayeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.
Hadal badan oo xun.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh.
Muraad; dan.
Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
m.l
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.
m.l
Wadaag:
Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Usha balka galleyda ama meseggada.
m.l
Wadaag: