Qeexid
"Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto."
Qeexid Xigta
Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.
"Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto."
Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.
Wadaag:
Wax si degdegsiinyo ah u samayn.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Rabsho sameyn.
Wax nidaamsanaa isku qasid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Miraha geedka qaraha.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.
m.dh
Wadaag:
Qasidda la isku qaso wax nidaamsanaa.
ld qarbudid.
m.dh
Wadaag:
Wax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Weel rigrig afka kaga tolid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Miro aan weli bislaan.
Wax amaah ahaan loo qaato.
m.dh
Wadaag: