Qeexid
"Wax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel)."
[-naa, -nayd]
qarbidxan aa
qarbidxan ayd
f.mg4"Wax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel)."
Wadaag:
Weel rigrig afka kaga tolid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.
m.dh
Wadaag:
Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Usha balka galleyda ama meseggada.
m.l
Wadaag:
Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto.
Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.
m.l
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Rabsho sameyn.
Wax nidaamsanaa isku qasid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qasidda la isku qaso wax nidaamsanaa.
ld qarbudid.
m.dh
Wadaag:
Wax si degdegsiinyo ah u samayn.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag: