Qeexid

"Qasid wax nidaamsanaa lagu sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarbud oo kali ah:
  • Paris: "Waa tilaabo haboon oo Mareykanka u qaadeen Dilka Ceyrow, waxaana ay fariin u tahay kuwa wali wax qarbudaya"Wasiirka arimaha dibada somaaliya.
  • Waxaa uu sheegay in ay soo dhoweynayaan tallaabo kasta oo burcada iyo kooxaha wax qarbuda laga qaadayo, wuxuuna xusay in tani fariin u tahay kooxaha wali wax qarbudaya.