Qeexid

"Qasidda la isku qaso wax nidaamsanaa."

Qeexid Xigta

ld qarbudid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarbudaad oo kali ah:
  • Waxaa arrinkani dabada ka riixayey ururka mucaaradka ah ee loo yaqaan All-Amharra PeopleĀ“s Organization kaasoo waayadan waday olole qarbudaad ah oo lagu wiiqayo Horumarka iyo Dimuqaraadiyadda ka hana qaaday guud ahaan Ethiopia.
  • Dowlada Ethiopia ayaa Norway ku eedeysay in ay ku dhex jirto xoogaga qarbudaada ka wada gobolka oo ay ka mid yihiin Eritrea, kooxaha Islamka Somalia iyo kooxaha Ethiopia ka dhex dagaalamay.