Qeexid Xigta
ld qarbudaad (2).
ld qarbudaad (2).
Wadaag:
Rabsho sameyn.
Wax nidaamsanaa isku qasid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qasidda la isku qaso wax nidaamsanaa.
ld qarbudid.
m.dh
Wadaag:
Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto.
Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.
m.l
Wadaag: