Qeexid
ld qartab.
[-bay, -btay]
f.g1ld qartab.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Qeexid Xigta: Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
Qeexid Kale: ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qartabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qardabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qardee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado.
Qeexid Xigta: Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qardaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Qeexid Xigta: Miro aan weli bislaan.
Qeexid Kale: Wax amaah ahaan loo qaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax amaah u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qardaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qardan. ld qardanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Meel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Qeexid Xigta: Cid wax amaah ahaan u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qararable.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Miro, xabag iwm duur ka doonid.
Qeexid Xigta: hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno.
Qeexid Xigta: Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]