Qeexid
"Nafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin."
[-iiyay, -iisay]
qardajeexsi iyay
qardajeexsi isay
f.lg2"Nafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin."
Wadaag:
Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.
m.l
Wadaag:
Meel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m.l
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag:
Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado.
Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Miro aan weli bislaan.
Wax amaah ahaan loo qaato.
m.dh
Wadaag: