Qeexid
"Dhul wax la qardeeyey ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
qardaysan naa
qardaysan nayd
f.mg4"Dhul wax la qardeeyey ahaansho."
Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
Wadaag:
Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado.
Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m.l
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag:
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag: