Qeexid
"eeg qardayso. ld qardaysad, qardaysi."
"eeg qardayso. ld qardaysad, qardaysi."
Wadaag:
Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg qarjaamayso. ld qarjaamaysad, qarjaamaysi.
m.f.dh
Wadaag:
Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado.
Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg gardarrayso. ld gardarraysad, gardarraysi.
m.f.dh
Wadaag: