Qeexid
"Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado."
Qeexid Xigta
Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
[-stay, -satay]
qardays tay
qardays atay
f.g3"Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado."
Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
Wadaag:
Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel dhacar leh ku noolaansho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag:
Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m.l
Wadaag:
Xoolo meel xaaluf ah jooga, dhul xaabid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag: