Qeexid
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Qeexid Kale
Wax amaah ahaan loo qaato.
Qeexid Xigta
Miro aan weli bislaan.
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Wax amaah ahaan loo qaato.
Miro aan weli bislaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l.u
Qeexid: Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho.
Qeexid Xigta: Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg qardoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhaawac aan weyneyn.
Qeexid Xigta: Hadal qadaf ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qardow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin.
Qeexid Xigta: Cid hadal qadaf ah ku dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Miro aan weli bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Qeexid Xigta: Cid wax amaah ahaan u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld qartab.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Qeexid Xigta: Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Qeexid Kale: Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qardoofee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qardee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Qeexid Xigta: Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
Qeexid Kale: ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Cunnada harki la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel aan laga arki karin gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Qeexid Xigta: Miraha geedka qaraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]