Qeexid
"Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho."
Qeexid Xigta
Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.
[-ooday, -ootay]
qardo oday
qardo otay
f.mg3"Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho."
Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.
Wadaag:
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Miro aan weli bislaan.
Wax amaah ahaan loo qaato.
m.dh
Wadaag:
Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin.
Cid hadal qadaf ah ku dhigid.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.
m.l.u
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Cid wax amaah ahaan u siin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m.l
Wadaag:
(-so, m.l) Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro belaayo-xijaab ahaan loo xirto; xirsi.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii siibo.
Nooc ka mid ah kelbadaha.
Manqas.
m.dh
Wadaag: