Qeexid
"Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin."
Qeexid Xigta
Cid hadal qadaf ah ku dhigid.
[-feeyay, -feysay]
qardoofe eeyay
qardoofe eysay
f.g2"Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin."
Cid hadal qadaf ah ku dhigid.
Wadaag:
Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho.
Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Miro aan weli bislaan.
Wax amaah ahaan loo qaato.
m.dh
Wadaag:
Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Cid wax amaah ahaan u siin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.
m.l.u
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Qar u yeelid (weel).
ld qiree.
f.g2
-reeyey, -raysay
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: