Qeexid
"Dhaawac aan weyneyn."
Qeexid Xigta
Hadal qadaf ah.
"Dhaawac aan weyneyn."
Hadal qadaf ah.
Wadaag:
Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho.
Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin.
Cid hadal qadaf ah ku dhigid.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Miro aan weli bislaan.
Wax amaah ahaan loo qaato.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.
m.l.u
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Cid wax amaah ahaan u siin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Baryo meelo kala duwan lagu tago iyadoo cunto la raadsanayo.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m.l
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag: