Qeexid
"Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado."
"Murmurux ama jiirago' salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn.
Miro aan weli bislaan.
Wax amaah ahaan loo qaato.
m.dh
Wadaag:
Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho.
Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
ld qadi
Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola.
Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
m.l
Wadaag:
Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin.
Cid hadal qadaf ah ku dhigid.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Cid wax amaah ahaan u siin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
m.l
Wadaag: