Qeexid

"Qar u yeelid (weel)."

Qeexid Xigta

ld qiree.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaree oo kali ah:
  • Sidaa awgeed, arrimo dhowr ah ayaa u baahan in si gaar ah wax looga qabto, waxaana ka mid ah: galalka dacwadaha ee ka yimaada xeer-ilaalinta degmada ama xafiisyada qareenadu ay soo gudbiyaan ay ku soo dhacaan xarunta dhexe.
  • Haddii lagu weydiiyo sharciga aad wadanka ku joogtid, waxaad sarkaalka dhixi kartaa marabi in aan ka jawaabo, una sheeg in aad u baahan tahay in aad la hadashid qareen (abukato).