Qeexid

"Wax meel aan laga arki karin gelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qari oo kali ah:
  • Aniga ma waxaan qarin karaa nin Amxaar ah oo Gaalkacyo dhexmaraya, waa loo jeedaa, mana qarinayo”.
  • “Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo jooga Jowhar, ayaan kasoo xiganay warkaan, waxaana dagaaladii ka dhacay Boondheere ka qaybgalay tiro dagaalyahano shisheeye ah” ayuu yiri sarkaal u hadlay DF oo qariyay magaciisa.