Qeexid
"Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah."
"Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah."
Wadaag:
U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.
m.dh
Wadaag:
Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno.
Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.
m.l
Wadaag: