Qeexid
"In yar oo badar ah oo qeedhiinka lagu cuno."
"In yar oo badar ah oo qeedhiinka lagu cuno."
Wadaag:
Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.
m.l
Wadaag:
U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-do, m.l) (baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.
m.dh
Wadaag:
Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno.
Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.
m.l
Wadaag:
Saabaanka guriga mid ka mid ah oo lagu korseexdo inta joodari iyo barkimooyin la saaro.
Salka weelka.
Saliid.
m.dh
Wadaag:
Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir.
m.dh.u
Wadaag: