Qeexid

"eeg qari. ld qaris."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarin oo kali ah:
  • Xasan Cali Dhaayoow oo ah taliyaha ciidamada Booliska ayaa Saxaafada u xaqiijiyay inay miinadaasi ay heleen kadib markii ay kusoo wargaliyeen dadweynaha deegaanka oo arkayay markii rag is qarinayay ay ku xirayeen buundada Liiq Liiqato.
  • Maxaad u qarinaysaa qawlaysatada qoriga ku dhacaysa masaakiinta?