Qeexid
"Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen."
"Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen."
Wadaag:
Wax soo qalloocsan noqosho.
f.mg1
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Wax la soo qalloocshey ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
(-oomo, m.l) Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh.
Gafuurka shimbiraha.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
ld qaal (3). ld qaal.
m.l
Wadaag:
Meel dhacar leh ku noolaansho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: