Qeexid
"Wax soo qalloocsan noqosho."
[-fnaa, -fnayd]
qaroofan1 naa
qaroofan1 nayd
f.mg1"Wax soo qalloocsan noqosho."
Wadaag:
Wax la soo qalloocshey ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen.
m.dh
Wadaag:
(-oomo, m.l) Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh.
Gafuurka shimbiraha.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.
m.l
Wadaag:
Meel dhacar leh ku noolaansho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin.
ld qaxmid.
m.l
Wadaag: