Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) ld qaraw2."
"(-oobay, -owday; -oobi) ld qaraw2."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid.
Xanuun la tarsaasiyid (qof).
f.mg1
Wadaag:
(-oomo, m.l) Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
Wax heerkulkiisu hooseeyo noqosho.
Qof xasilan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m.l
Wadaag:
Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh.
Gafuurka shimbiraha.
m.l
Wadaag:
Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Miraha geedka qaraha.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax soo qalloocsan noqosho.
f.mg1
-fnaa, -fnayd
Wadaag: