Qeexid
"Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg."
"Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg."
Wadaag:
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m.l
Wadaag:
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhadhan aan macaanayn.
Go'aan.
Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
m.l
Wadaag:
Dhul buuraley ah qardajeexid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo.
(-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
m.l
Wadaag:
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
m.l
Wadaag:
Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo.
Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
f.g1
Wadaag:
Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar1.
m.l
Wadaag:
Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb.
Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.
Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.
m.l
Wadaag: