Qeexid
"Dhul buuraley ah qardajeexid."
[-reeyay, -raysay]
qarqare eeyay
qarqare aysay
f.g2"Dhul buuraley ah qardajeexid."
Wadaag:
Qar u yeelid (weel).
ld qiree.
f.g2
-reeyey, -raysay
Wadaag:
Nafley ul weyn ku garaacid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
m.l
Wadaag:
U q.: gar yaqaan cid u doodid.
U q.: cid u danaanin.
f.mg1
Wadaag:
Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Miraha geedka qaraha.
m.l
Wadaag:
Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo.
(-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
m.l
Wadaag:
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
m.l
Wadaag:
Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo.
Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
f.g1
Wadaag: