Qeexid
"ld qarqarsi1, qarqarsiyid."
"ld qarqarsi1, qarqarsiyid."
Wadaag:
Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo.
Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
f.g1
Wadaag:
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
m.l
Wadaag:
Awr la qarqarsiyey ahaansho.
Cid wax lagu khasbay ahaansho.
f.mg4
-sinaa, -sinayd
Wadaag:
Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ilkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.
m.dh
Wadaag:
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhul buuraley ah qardajeexid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: