Qeexid
"eeg qarqaryoo."
"eeg qarqaryoo."
Wadaag:
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cunto bariday.
Ciir aad u dhannaan oo aan la cabbi karin.
m.l
Wadaag:
Dhul buuraley ah qardajeexid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo.
(-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
m.l
Wadaag:
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
m.l
Wadaag:
Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo.
Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
f.g1
Wadaag: