Qeexid
"Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid."
[-cay, -cday]
qarraac2 ay
qarraac2 day
f.mg1"Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid."
Wadaag:
Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.
m.l
Wadaag:
Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qarraac ahaansho (xoolo).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan.
Warwareeg aan dan gaar ah lahayn.
ld qarraafid.
m.l
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
m.l
Wadaag:
(-dho, m.l) (juqr.) Kala jab ku dhaca oogada dhulka kaas oo uu la socdo dhaqaaq, islamarkaas lakabyada dhadhaabada qarradhka labadiisa dhinac ah iskuma sargo'na. Inkasta oo uu dhaqaaqu badanaa yahay mid atoma, haddana waxaa dhici karta qarradhku inuu jiho kasta aato oo ay ku jirto tan jiifku.
m.l
Wadaag:
Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
m.l
Wadaag:
(f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid.
(f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: