Qeexid
"(-cmay, -cantay; -cmi) Qof naxdin weyn la kulmey noqosho."
"(-cmay, -cantay; -cmi) Qof naxdin weyn la kulmey noqosho."
Wadaag:
Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.
m.l
Wadaag:
Qarraac ahaansho (xoolo).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wax la gurracay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(-dho, m.l) (juqr.) Kala jab ku dhaca oogada dhulka kaas oo uu la socdo dhaqaaq, islamarkaas lakabyada dhadhaabada qarradhka labadiisa dhinac ah iskuma sargo'na. Inkasta oo uu dhaqaaqu badanaa yahay mid atoma, haddana waxaa dhici karta qarradhku inuu jiho kasta aato oo ay ku jirto tan jiifku.
m.l
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan.
Warwareeg aan dan gaar ah lahayn.
ld qarraafid.
m.l
Wadaag:
Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.
m.l
Wadaag:
Wax la soo qalloocshey ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
m.l
Wadaag: