Qeexid
"ld qarrir1."
"ld qarrir1."
Wadaag:
Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer1, qarririd.
m.l
Wadaag:
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m.l
Wadaag:
Dhul buuraley ah.
Dhul jiq ah oo aan la mari karin.
Qalqalli.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo aan qodxo lahayn oo leh sal weyn, laamo dhuudhuuban, miro la cuno iyo mayrax wanaagsan. ld qaranrro.
m.dh
Wadaag:
Dhadhan aan macaanayn.
Go'aan.
Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
m.l
Wadaag: