Qeexid
"Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
qarreran naa
qarreran nayd
f.mg4"Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho."
Wadaag:
Arrin iwm wax go'aan laga gaaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah.
Usha balka galleyda ama meseggada.
m.l
Wadaag:
Qarraac ahaansho (xoolo).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
m.l
Wadaag:
Qof la qahray ahaansho. ld qaxran.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
m.l
Wadaag:
Dhul buuraley ah.
Dhul jiq ah oo aan la mari karin.
Qalqalli.
m.dh
Wadaag: