Qeexid
"Hoore yar weel salkiisa ku harid."
[-ray, -rtay]
qarroor2 ay
qarroor2 tay
f.mg1"Hoore yar weel salkiisa ku harid."
Wadaag:
Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo aan qodxo lahayn oo leh sal weyn, laamo dhuudhuuban, miro la cuno iyo mayrax wanaagsan. ld qaranrro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid.
(f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ray -rtay) Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor2, mijarror2, minjarror2.
f.mg1
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Socod dheeldheelli ah socosho.
f.mg1
Wadaag:
Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo.
ld qarqarrootiyid.
m.l
Wadaag:
Orod samayn.
Cinjir, xarig iwm isku soo ururid.
La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: