Qeexid
"(-nno/-immo, m.dh) Fandhaal weyn; qudde."
"(-nno/-immo, m.dh) Fandhaal weyn; qudde."
Wadaag:
Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo.
Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
f.g1
Wadaag:
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan1, dersin.
m.l
Wadaag:
Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo.
Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
m.dh
Wadaag:
(quruush, m.dh) Lacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah.
m.l
Wadaag:
Xiidmaha weyn ee nafleyda.
Xanuunka qabsinnada ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Awr la qarqarsiyey ahaansho.
Cid wax lagu khasbay ahaansho.
f.mg4
-sinaa, -sinayd
Wadaag: