Qeexid

"(-oomay, -oontay; -oomi) Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarsoon oo kali ah:
  • Cudurkani ma qarsoona,dhibaatadiisuna waa tan soomaali dhigtay meesha aan maanta joogno.
  • Taasi waxay isoo xusuusisay ninkii ninka kale ku yidhi “ Boqol iyo Afar iyo Tobankaan kuu marayaa ee yidhi, waa haddaan kaa akhristo” Waxa kale oo aan qarsoonayn in dhulkii marka ay hablahu da’daasi yihiin yihiin hablo waawayn oo ikhtiyaar leh.