Qeexid
"(-oomay, -oontay; -oomi) Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho."
"(-oomay, -oontay; -oomi) Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho."
Wadaag:
Wax muuqaalkoodu libdhay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama la arko; sir.
Q. ah: hadal hoos la isugu sheego si dadka kale aysan u maqal.
m.l
Wadaag:
Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii.
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad.
Qadoodi.
m.l
Wadaag:
(-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
m.l
Wadaag:
Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda.
Muddo dheer oo la qado dhibaatada ka timaadda.
m.l
Wadaag:
(quruush, m.dh) Lacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo.
Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
m.dh
Wadaag:
(-oomo, m.l) Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona gargaar.
m.l.kh
Wadaag:
Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
m.l
Wadaag: