Qeexid
"Wax muuqaalkoodu libdhay ahaansho."
[-naa, -nayd]
qarsoon2 aa
qarsoon2 ayd
f.mg4"Wax muuqaalkoodu libdhay ahaansho."
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama la arko; sir.
Q. ah: hadal hoos la isugu sheego si dadka kale aysan u maqal.
m.l
Wadaag:
Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda dareemid.
Cunto iyo cabbid muddo dheer laga raagay darteed dhibaato badan dareemid.
f.mg1
-oomay, -oontay
Wadaag:
(quruush, m.dh) Lacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo.
Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
m.dh
Wadaag:
(-oomo, m.l) Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
Meel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
U q.: gar yaqaan cid u doodid.
U q.: cid u danaanin.
f.mg1
Wadaag: