Qeexid
"ld qartabyo, qartabid, qartebid."
"ld qartabyo, qartabid, qartebid."
Wadaag:
(-bay, -btay; -tebi) Nafley jirkeeda meel ka mid ah cagta xoog u saarid iyadoo la soconayo. ld qardab.
f.g1
Wadaag:
Joogsashada neef raaf lihi ku joogsado nafley kale. ld qartabo.
m.dh
Wadaag:
Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m.dh
Wadaag:
Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii siibo.
Nooc ka mid ah kelbadaha.
Manqas.
m.dh
Wadaag:
Orodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daamankana isla dhacaya.
m.dh
Wadaag:
Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.
m.dh.u
Wadaag:
Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho.
Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Miraha geedka qaraha.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m.l
Wadaag:
Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho.
Dhacdo godob ka tirsasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: