Qeexid
"Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii."
[-fay, -ftay]
qaruuf2 ay
qaruuf2 tay
f.g1"Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii."
Wadaag:
Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.
m.l
Wadaag:
Naas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf2.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.
m.l
Wadaag:
/dh.u Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.
m.l
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m.l
Wadaag:
Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Miraha geedka qaraha.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag: