Qeexid
"ld qarxasho, qarxid."
"ld qarxasho, qarxid."
Wadaag:
Qalab bir, caag iwm ka samaysan oo inta ogsijiin, gaas iwm lagu shubo sigaarka lagu shito, walaacad.
Weynaanta cod.
Xajmiga iyo weynaanta qof leeyahay.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh.
Muraad; dan.
Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.
m.dh
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Miraha geedka qaraha.
m.l
Wadaag: