Qeexid

"eeg qarxi. ld qarxis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarxin oo kali ah:
  • Madaxtooyada ayaa lagu garaacay 6-madfac oo hoobiye ah ka hor intii uusan qarxin dagaal fool-ka-fool ah oo dhexmaray ciidamada DF iyo xoogaga Al-shabaab, waxaana dhinacyadu ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.
  • Sarkaalkan ayaa diiday inuu sheego dhalashada afar ruux ee Ajnabiga ah, wuxuuse xusay inay ahaayeen tababarayaal gacan kasiinayay Al-shabaab diyaarinta iyo qarxinta walxaha qarxa sida miinooyinka.