Qeexid
ld qaryad.
ld qaryad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Gariirid ay dhaxan ama jirro keento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qarqaryo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg qarqaryoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Magaalo yar; tuulo; buulo. ld qaryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Buur dheer oo dhagax ah; cal.
Qeexid Xigta: Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.
Qeexid Kale: Gow (bohol, ceel, webi); daan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dadka u faaliya ama xiddigaha wax uga sheega ama si kale oo been ah wax uga cuna (qof); kaahin.
Qeexid Xigta: Waxyaqaan; abwaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel aan laga arki karin gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh.
Qeexid Xigta: Miraha geedka qaraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qiro1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Joogsashada neef raaf lihi ku joogsado nafley kale. ld qartabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld qarqariye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.
Qeexid Xigta: Hadal badan oo xun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh.
Qeexid Xigta: Muraad; dan.
Qeexid Kale: Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hadal iyadoo la hurdo lagu hadlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid.
Qeexid Xigta: Xanuun la tarsaasiyid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rxay, -raxday; -rxi) Wax, qarax sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Q. ah: wax aan dhammeystirneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh.u Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]