Qeexid
"Dhar mayrasho."
[-aashay, -aalatay]
qasaal ashay
qasaal alatay
f.g3"Dhar mayrasho."
Wadaag:
Wax la qasaalay ahaansho (dhar).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.
f.g3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda.
Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilicsan oo dhegdheg leh oo biyaha dul sabbeysa.
m.dh
Wadaag:
Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.
m.l
Wadaag:
Geed leh quwaax sonkorta laga sameeyo, laanlaan ubaxa, alamo leh oo dhulka kulul ka baxa.
m.l
Wadaag:
Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray.
ld qasaasilid.
m.l
Wadaag:
Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil2.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wasakh biyo iskaga nadiifin.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
(f.g) Wax samayntooda damcid.
(f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
f.g
Wadaag:
Biyo iwm wax kale ku labmid.
Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.
f.mg1
Wadaag: