Qeexid
"Cunto, sharaab iwm qasac lagu shubay ku alxamid."
[-deeyay, -daysay]
qasacade eeyay
qasacade aysay
f.g2"Cunto, sharaab iwm qasac lagu shubay ku alxamid."
Wadaag:
Cunto, cabitaan iwm wax qasacad lagu shubay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.
m.l
Wadaag:
Neef la qalayo hilibkiisa xubin xubin u goyn.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Geed leh quwaax sonkorta laga sameeyo, laanlaan ubaxa, alamo leh oo dhulka kulul ka baxa.
m.l
Wadaag:
Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Biyo iwm oo wax ku labmay ahaansho.
Qof xasilloonidarro maskaxeed la kulantay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado.
Cid wax amaah ahaan u siin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(f.g) Wax samayntooda damcid.
(f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
f.g
Wadaag:
Biyo iwm wax kale ku labmid.
Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Dhuun dheer oo bir, caag ama wax kale ka samaysan oo biyaha iwm ay maraan.
m.dh
Wadaag: